duwasho
(m.f.dh)

eeg duwo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duwasho

waraabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Nafley oomman biyo siisasho. 2. Beer oomman biyo ku duwasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg