duwo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-uday/-uwaday, -uwatay)

Wax leexsasho (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duwo

duwasho [m.f.dh]
eeg duwo.

isteerin [m.l] (-mmo, m.dh)
Bir wareegsan oo dareewilku gacanta ku qabsado oo hadba baabuurka meesha uu doono ugu duwo.

du [f.a ]
eeg duw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg