duxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Laf iwm dux ka miirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duxso

duxsasho [m.f.dh]
eeg duxso. ld duxsad, duxsi.

dux [m.dh]
Dufan, dheef, shux.

dux [m.l] (-yo, m.dh)
(baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.

dux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Laf iwm dufan dibadda u soo saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg