ebyan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la dhammaystiray noqosho. ld ebyoon¹. ebyoon

ebyan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la dhammaystiray ahaansho. ld ebyoon². ebyoon

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ebyan

ebyamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ebyan¹. ld ebyoomid. ebyan, ebyoomid

ebyanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ebyan². ld ebyanaansho, ebyoonaan, ebyoonaansho. ebyan, ebyanaansho, ebyoonaan, ebyoonaansho

ebyanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ebyanaan. ebyanaan

ebyoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
ld ebyan¹. ebyan

ebyoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld ebyan². ebyan

ebyoonaan [m.dh]
ld ebyanaan. ebyanaan

ebyoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ebyanaan. ebyanaan

dhammaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax ebyan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg