ebyid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg ebi². ebi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ebyid

dhammaystir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax qabyo ah ebyid.

dhammee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Wax ebyid. 2. Cunto, cabbitaan iwm laasad. 3. Wax xasuuqid.

faraxalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ashay, -alatay)
1. Biyo faro ku dhaqasho. 2. Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg