edbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Qof anshax xun toosin. 2. Asluub fiican cid ku barbaarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh edbi

edbin [m.dh]
eeg edbi. edbi

eedbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedbax². eedbax

ceedbixid [m.dh]
ld caydbixid.

geedbiciid [m.l]
Geed ka mid ah dhirta laysku daaweey.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg