edebso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ilmo anshax wanaagsan u yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh edebso

edebsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg edebso. edebso

edeb [m.dh]
Asluub iyo anshax wanaagsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg