edebyeelo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-eeshay, -eelatay)

Ka e.: edeb lahaansho; dhaqan wanaagsan yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh edebyeelo

edebyeelasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg edebyeelo. edebyeelo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg