eedaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg eedaad². eedaad

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedaadid

eedaad [m.l]
1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran.

eedaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Rafaad badan la kulmid. 2. Xanuun daran la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg