eedbax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

E. ah: wax uu isku daafaco qof eed lo haysto.

eedbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Cid eed loo haystay iska daaficid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedbax

eedbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedbax². eedbax

ceedbax [m.l]
ld caydbax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg