eedqaadid
(m.dh) eedqaad, eedqaadis

Xumaan la falay eeddeeda qaadid. ld eedqaad (2), eedqaadis. eedqaad, eedqaadis

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedqaadid

eedqaad [m.l]
1. E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid. 2. ld eedqaadid. eedqaadid

eedqaadis [m.dh]
ld eedqaadid. eedqaadid

geedqaadid [m.f.dh]
eeg geedqaad². ld geedqaad¹, oodqaadi.

eedqaad [m.l]
1. E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid. 2. ld eedqaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg