eeraarin
(m.l)

(bot.) Geed faalala oo leh xidido laga sameeyo xargaha adag sida dawliska iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eeraarin

dheeraarin [m.f.dh]
eeg dheeraari. ld dheeraaris.

feeraarin [m.f.dh]
eeg feeraari. ld feeraaris, firaarin, firaaris.

jeeraarin [m.f.dh]
eeg jeeraari. ld jeeraro.

seeraarin [m.f.dh]
eeg seeraari. ld seeraaris.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg