eexasho
(m.f.dh)

eeg eexo².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eexasho

xagli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.

deexasho [m.f.dh]
eeg deexo. ld deexad.

jeexasho [m.f.dh]
eeg jeexo².

leexasho [m.f.dh]
ld leexad.

qabyaaladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Nidaam qabyaaladeed qof kula dhaqmid; qof qabyaalad darteed uga eexasho.

qaraabakiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Cid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.

seexasho [m.f.dh]
eeg seexo. ld seexad.

wejigaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Cid aqoonsasho. 2. Cid u eexasho.

xilo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ishay, -ilatay)
U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg