eexin
(m.f.dh)

eeg eexi. ld eexis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eexin

dhalleexin [m.f.dh]
eeg dhalleexi. ld dhalleecin, jalleecin.

eexis [m.l]
ld eexin.

leexin [m.f.dh]
eeg leexi. ld leexis.

mustareexin [m.f.dh]
eeg mustareexi.

seexin [m.f.dh]
eeg seexi. ld seexis.

eex [m.dh]
Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg