eger
(m.dh)

ld igar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eger

igar [m.l] (-rro, m.dh)
Neef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger.

segeger [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.l)
1. S. ah: qof madax adag oo aan wax maqal. 2. S. ah: wax matare, qof aad u garaad yar; nacas; dabbaal.

segegernimo [m.dh]
Segeger ahaansho.

weger [m.l]
Geed qorigiisu aad u bixi adagyahay.

weger [Erey Dareen | Exclamation]
Erey la yiraahdo kolka la arko wax lala yaabo.

wegered [m.l]
ld wagarad.

wegeredee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld waga-radee.

wegeredeyn [m.dh]
ld wagaradeyn.

eg [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4]
(ekaa, ekayd) 1. Arrin in la yeelo ku wanaagsan ahaansho. Tus. “Waxaa eg in salaadda waqtigeeda la tukado”. 2. Ku e.: wax aan meel dhaafin ahansho. 3. U e.: wax, wax kaale ay qaabka isaga mid yihiin ahaansho. 4. La e. ama le'eg: wax, wax kale la jin ah ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg