ehelo
(m.dh)

ld ehel.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ehelo

casabo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye.

ehel [m.l]
Qaraabo, sokeeye, xigto. ld ahal, ahalo, ehelo.

habarwaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -ctay)
U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg