ekaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

eeg ekow. ld Ekaad; ekaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ekaansho

carruurow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Carruur noqosho; carruur u ekaansho.

ekaad [m.l]
ld ekaansho (1).

ekaan [m.f.dh]
eeg eg. ld ekaansho (2).

isle'ekaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld isle'ekaan.

isu ekaansho [m.dh]
Isbarbardhig ama isku ekaansho ka dhexeysa laba shay, taaso isaga mid yihiin hal dariiqo. “Isu-ekeyn” waa marka aad is barbardhigtid laba shay, si aad u sharaxdid ama aad u fahamtid waxa ay yihiin.

le'ekaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld le'ekaan.

shaabbah [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday; -bihi)
Wax, wax kale u ekaansho. ld shabbah².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg