ekaysiin
(m.f.dh)

eeg ekaysii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ekaysiin

saawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -waysay)
1. Wax, wax kale u ekaysiin. 2. Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld sawee.

jimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Laba wax ama ka badan isla ekaysiin.

le'ekaysiin [m.f.dh]
eeg le'ekaysii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg