elegtroonig
(m.l)

Habab kala duwan oo ay adeegsadaan aaladaha elegtaroonka ku shaqeeya sida raadarada, telefeeshinnada, combiyuutarka iwm. ld eletaaroonig, eletroonig.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh elegtroonig

eletaaroonig [m.l]
ld elegtroonig.

eletroonig [m.l]
ld elegtroonig.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg