elektaroon-kaaftoon
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective) (-nno, m.dh)

(kiim.) Elektaroon dibedeedka atamka ee ka qayb gala samaynta dabarrada kiimikaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh elektaroon-kaaftoon

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg