elji
(m.l) (-iyo, m.dh)

Goodir lab oo aad u da'weyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh elji

geeljir [m.l]
ld geeljir.

geeljire [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-rayaal, m.l/dh)
Nin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geeliji.

Beljim []
Beljim (Af-Ingiriis: Belgium, Af-Faransiis: Belgique) (Af-Holandees: België) Beljim waa wadan ku yaala yurub , waxa ay dhacdaa waqooyi galbayd yurub , beljim waxa daris la ah wadamada Faransiiska, Jarmalka, Holland iyo wadanka logsonberg (luxembourg) dhinaca bada waxa uu daris kala yahay Ingiriiska. Caasimadna waxa u ah Brussels (Af-Soomaali: Baraselis) waana isla caasimada yurub Brussels. Biljim

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg