endoorfiino
(m.l)

(baay.) Dareen-mootiye bebtoyd ah oo laga helo qanjidhka bituwitary iyo haybutalmaska, kaasi oo leh astaamaha kaar jebiyaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh endoorfiino

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg