engegsasho
(m.f.dh)

eeg engegso. ld engegsad, engegsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh engegsasho

dhiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Aqal, dugsi, xafiis iwm samaysasho. 2. Xubno maamul dawlad oo cusub magcaabasho. 3. Qoys cusub asaasasho. 4. Harag la togay engegsasho.

engegsad [m.l]
ld engegsasho.

engegsi [m.l]
ld engegsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg