ergis
(m.l)

ld ergin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ergis

ergin [m.f.dh]
eeg ergi. ld ergis.

ergisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la ergey ahaansho.

ergisasho [m.f.dh]
eeg ergiso.

ergisnaan [m.f.dh]
eeg ergisan. ld ergisnaansho.

ergisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ergisnaan.

ergiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Xoolo alaab iwm ereg u dhiibasho ama u qaadasho.

mergis [m.l]
ld merjin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg