ergo
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

1. eeg ergey. 2. Dhambaal nabad lagu doonayo.

ergo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-gaday, -gatay)

Ereg u qaadasho ama u dhiibasho (wax).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ergo

beergooye [m.l]
ld beergooyo.

beergooyo [m.dh]
Siinta qof ku soo biiray dad beeralay ah oo meel wada deggan la siiyo dhul ku meel gaar ah oo uu sii beeryo. ld beerfuur, beergooye.

beergoys [m.l]
Xilliga dalagga beeraha la gooyo oo ku beegan bilowga xagaaga iyo diraacda (jiilaal).

ergasho [m.f.dh]
eeg ergo.

ergeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax la oggoladay ahaansho (farriin, arrin iwm). 2. Wax ergo loo dhiibto ahaansho (farriin, arrin iwm).

ergeysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax ergo ahaan cid u siin.

ergoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ergo aadid.

ergood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg ergoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg