ergoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Ergo aadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ergoo

beergooye [m.l]
ld beergooyo.

beergooyo [m.dh]
Siinta qof ku soo biiray dad beeralay ah oo meel wada deggan la siiyo dhul ku meel gaar ah oo uu sii beeryo. ld beerfuur, beergooye.

ergood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg ergoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg