ergood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg ergoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ergood

ergo [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
1. eeg ergey. 2. Dhambaal nabad lagu doonayo.

ergo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gaday, -gatay)
Ereg u qaadasho ama u dhiibasho (wax).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg