eri
(m.l)

1. ld ari. 2. Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.

eri
(m.l)

ld eryid.

eri
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-ryay, -riday/risay; -ryi)

1. Wax cayrin. 2. Nafley meel ay ku noolayd in ay joogto u diidid. 3. Ku e.: dalool wax ku librin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eri

waabberi [m.l]
ld waabari, waabberi, waaberi. waabari, waabberi, waaberi

waabberiisasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld waabariisasho. waabariisasho

waabberiisii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld waabariisii. waabariisii

waabberiisiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld waabariisiin. waabariisiin

waabberiiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld waabariiso. waabariiso

waaberi [m.l]
ld waabbari. waabbari

jaahwareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri. jahawareeri

jaahwareerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareer². ld jaahwareer¹ (2), jahawareer¹, jahawareerid. jaahwareer, jahawareer, jahawareerid

jaahwareerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareeri. ld jahawareerin. jaahwareeri, jahawareerin

baaderi [m.l]
ld baadari. baadari

e [m.dh]
(e') Xarafka shanaad ee alifka soomaaliga, kana mid ah shaqallada.

e [Xiriiriye | Conjunction]
(-e) ld ee¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg