eryad
(m.l)

ld eryasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eryad

dheryadhoob [m.l] (-byo, m.dh)
Dheriqore.

dheryadhulayn [m.f.dh]
eeg dheryadhulee. ld dheryadhulays.

dheryadhulays [m.l]
ld dheryadhulayn.

dheryadhulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Si gaar ah hilib u hogeyn.

eryasho [m.f.dh]
eeg eryo. ld eryad.

jeelag [m.l]
Eryashada wax la eryado.

nacash [m.l]
1. Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash. 2. ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg