eryoo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ooday, -ootay)

Wax ordaya cayrsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eryoo

eryood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg eryoo.

geeryoomid [m.dh]
ld geeryoo.

geeryoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay)
ld geeryo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg