eyfaadid
(m.f.dh)

eeg eyfaad². ld eynfaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eyfaadid

eynfaadid [m.dh]
ld eyfaadid.

eyfaad [m.l]
Arrin murugsan daawo u helid. ld eynfaad¹.

eyfaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Dhibaato culus awgeed la dalaabid. ld eynfaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg