eyfaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax eynfaad ku dhacay ahaansho (qof). ld eynfaadsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eyfaadsan

eyfaadsanaan [m.dh]
ld eyfaadsanaansho, eynfaadsanaan, eynfaadsanaansho.

eyfaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld eyfaadsanaan.

eynfaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld eyfaadsan.

eynfaadsanaan [m.dh]
ld eyfaadsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg