eyni
(m.l)

Cumri; qeyr; da'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eyni

amarweyni [m.dh]
ld amarweynaan.

bulsheynimo [m.dh]
Bulshey ahaansho.

cirweyni [m.dh]
Awoodda nafley u leedahay in ay raashiin wax badan ka cunto. ld cirweynaan.

da'weyni [m.dh]
ld da'weynaan.

deyni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld deymi.

deynin [m.dh]
ld deymin.

filweyni [m.dh]
ld filweynaan.

hanweyni [m.dh]
Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.

hunguriweyni [m.dh]
ld hunguriweynaan.

ey [m.l]
ld eey¹.

ey [m.dh]
ld eey².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg