eysin
(m.l) (-nno, m.dh)

Wiilka walaashu dhasho.

eysin
(m.dh) (-nno, m.dh)

Gabadha walaashu dhasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eysin

caweysin [m.l]
Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.

caweysin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.

caweysindambe [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Xilliga u dhexeeya sagaalka ilaa tobanka fiidnimo.

caweysinhoraad [m.dh]
Xilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.

leysin [m.l] (-immo/-inno, m.dh)
Warqadda oggolaanshaha baabuur wadidda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg