faa'ido
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld faa'iido. faa'iido

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faa'ido

faa'ido [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld faa'iido. faa'iido

faa'iido [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo. 2. Badeeca marka la gado, inta raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'ido, feydo¹. faa'ido, feydo

taakh [m.l]
Wax qof waqti ka lumiya ama seejiya faa'ido; luggooyo.

abdo [m.dh]
Qiimo; aayo; faa'ido; rajo.

dan [m.dh] (-no, m.l)
1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.

danseeg [m.l]
Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.

danseeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.

faa'id [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld faa'iid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg