faadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg faad. faad
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faadid ↴
aynfaadid [m.f.dh]
eeg aynfaad². ld aynfaad¹ (2).
bolol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
1. Qori iwm duugnimo ama bahal galay awgeed xorshashid. 2. Miro daawo iwm faadid ama xorshoshid.
eyfaadid [m.f.dh]
eeg eyfaad². ld eynfaadid.
eynfaadid [m.dh]
ld eyfaadid.
galoofaadid [m.f.dh]
eeg galoofaad². ld galoofaadis².
khaash [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
qalfaadid [m.f.dh]
eeg qalfaad². ld qalfaad¹.
qolfaadid [m.f.dh]
eeg qolfaad². ld qolfaad¹.
rafaadid [m.f.dh]
eeg rafaad².
faad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg