faahfaahsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la faahfaahiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faahfaahsan

faahfaahsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faahfaahsan. ld faahfaahsanaansho. faahfaahsanaansho, faahfaahsan

faahfaahsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faahfaahsanaan. faahfaahsanaan

dholol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
Ku dh.: arrin horay si faahfaahsan looga hadlay ku celcelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg