faahi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Cid magaceed, war iwm baahin. ld faafi. faafi
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faahi ↴
faafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2). faahi, faaxi
faafin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faafi. ld faafis, faahin,
faahis, faaxin, faaxis. faafi, faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis
faahfaahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si buuxda arrin u sharaxid.
faahfaahin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faahfaahi. ld faahfaahis. faahfaahis, faahfaahi
faahfaahis [m.l]
ld faahfaahin. faahfaahin
faahid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld faafid. faafid
faahin [m.l] (-miin m.dh)
Qof fahmo badan.
faahin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld faafin¹. faafin
faahis [m.l]
ld faafin¹. faafin
faa [m.dh (c.nafl.)]
Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.