faajirad
(m.dh)Naag wax diinta xaaraantimaysay samaysa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faajirad ↴
faajir [m.l] (-riin/-rro, m.dh)
Nin wax diintu xaaraantimaysay sameeya.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg