faallo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle. faalle
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faallo ↴
faahfaah [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: sii caddays (hadal iwm); waxkasheeg; faallo. waxkasheeg, faallo
faalle [m.l]
ld faallo. faallo
faalloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ka f.: wax faallo ka bixin.
faallood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg faalloo. faalloo
afarfaallow [m.l]
Qof aan faalka aad u aqoon.
faaqidaad [m.dh]
1. Faallo. 2. ld faaqidid.
naqdi [m.l]
1. Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa. 2. ld naqad.
faal [m.l]
Farsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm oo lagu mala'awaalo wax dhacay ama dhici doona.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg