faanfaan
(m.l)1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld faan- faanid.
faanfaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faanfaan ↴
faanfaanid [m.f.dh]
eeg faanfaan². ld faanfaan¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg