faani
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Faan ka sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faani ↴
dhayladhufaanid [m.f.dh]
eeg dhayladhufaan². ld dhayladufaan¹.
dhufaanid [m.f.dh]
eeg dhufaan². ld dhufaan¹ (2).
faanfaan [m.l]
1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld faan- faanid.
faanfaanid [m.f.dh]
eeg faanfaan². ld faanfaan¹ (2).
faanid [m.f.dh]
eeg faan³.
faanin [m.f.dh]
eeg faani. ld faanis.
faanis [m.l]
ld faanin.
foolaxgootee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -taysay)
U f: cid u faanid.
hadar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dray, -dartay; -dri)
1. Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid. 2. Wax runta ka fog ku faanid.
faa [m.dh (c.nafl.)]
Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg