faanis
(m.l)

ld faanin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faanis

faanin [m.f.dh]
eeg faani. ld faanis.

faan [m.l]
Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.

faan [m.dh] (-no, m.l)
1. Ilig dheer. 2. Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.

faan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg