faanto
(m.dh)Xaar lo'aad oo qoyan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faanto ↴
dhabcan [m.dh]
Xaar lo'aad oo qoyan; faanto. ld dhabcaan.
faan [m.l]
Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.
faan [m.dh] (-no, m.l)
1. Ilig dheer. 2. Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.
faan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg