faar
(m.l)

Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.

faar
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid. 2. (f.g) ld far².

cafaariigsi*

diyaar garow shey


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faar

tafaariiq [m.dh]
Iibinta badeeco kis kis loo iibiyo.

xafaarad [m.dh] (-do, m.l)
1. Aalad dhulka dillaacisa ama ciidda bixisa. 2. Markab weyn oo badda qoda.

xafaare [m.l]
Diifta iyo tabardarrada bugtadu reebto oo baanta u baahan.

cafaariid [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg cirfiid.

coofaar [m.l] (-rro m.dh)
Lab libaax ama daanyeer, duq ah oo leh bulbul badan.

dafaar [m.l]
Qof sabool ah.

dhakafaar [m.l]
1. Yaab aad u weyn. 2. ld dhakafaarid.

dhakafaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².

dhakafaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.

dhakafaarid [m.f.dh]
eeg dhakafaar². ld dhakafaar¹ (2), dhakafaaris², dheg-kafaar¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg