faarfaar
(m.l)

ld farfar¹.

faarfaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

ld farfar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarfaar

faarfaarid [m.dh]
ld farfarid.

farfar [m.l]
1. F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar. 2. Furuqdhoon. ld faarfaar¹.

farfar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar².

farfarid [m.f.dh]
eeg farfar². ld faarfaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg