faarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-roobay, -rowday; -roobi)

Caano, dawo iwm faar yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarow

faaroobid [m.f.dh]
eeg faarow.

faar [m.l]
Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.

faar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid. 2. (f.g) ld far².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg