faaruqis
(m.l)

ld faaruqin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaruqis

faaruqin [m.f.dh]
eeg faaruqi. ld faaruqis.

faaruq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.

faaruq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay,- qday)
Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg