faash
(m.l)

ld faas¹.

faash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)

ld faas².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faash

aalad-kabniin [m.dh] (-do-kabniin, m.l)
(daaw.) Aalad adag oo lagu kabo addimada ama meel kale oo jirka ka mid ah marka ay jabaan ama kala baxaan. Waxay ka sameysantahay balaastig ama faashad lagu qooyey wax loo yaqaan “plaster of Paris” waxaana lagu dhejiyaa meesha jaban si dhaqdhaqaaqa looga celiyo lafaha la isu keenay.

faalallow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow. Sixirrow, faalshow, faashow

faas [m.l] (-sas, m.l)
Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹.

faas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Faas wax ku goyn. ld faash².

faashad [m.dh] (-do, m.l)
Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.

faashad [m.f.dh]
eeg faasho.

faashid [m.dh]
ld faasid².

faasho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-shaday, -shatay)
Faal dhigasho.

faa [m.dh (c.nafl.)]
Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg