feydo
(m.dh)

ld faa'iido.

feydo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ytay, -ydatay)

Qayb jirka ka mid ah maro ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feydo

faa'iido [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo. 2. Badeeca marka la gado, inta raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'ido, feydo¹. faa'ido, feydo

feydasho [m.f.dh]
eeg feydo². ld feydad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg